Surah / Chapter




Loading...
Search Results
Results 21 - 40 of 149 for 重大消息今日花牌有挂吗-怎么开挂+微1358394.dib (0.009 seconds)
Surat 'Āli `Imrān

Somali
Kuwa Gaalooba rumayn ka dib, markaas kororsada Gaalnimo lagama aqbalo Toobadooba kuwaasina waa kuwa Dhumay.
Found in: Somali

Somali
Ruuxii ku been abuurta Eebe korkiisa intaas ka dib kuwaasu waa uun Daalimmin.
Found in: Somali

Somali
Hana noqonina kuwa kala tegay oo kale ee iskhilaafay intay u yimaadeen Xujooyin ka dib kuwaasina waa kuwa Cadaab weyn u Sugnaaday.
Found in: Somali

Somali
Maalintay Caddaan (Nuuri) Wajiyaal oyna Madoobaan (Doorsoomi) Wajiyaal, kuway Madoobaato Wajiyadoodu (Waxaa lagu dhihi) miyaad Gaaloowdeen Rumeyntiinii ka dib, Dhadhamiya Cadaabka Gaalnimadiinii darteed.
Found in: Somali

Somali
«Nabi» Muxamadna ma aha waxaan Rasuul ahayn, waxaa Tagey hortiis Rasuullo, cc hadduu Dhinto ama La dilo ma waxaad u gaddoomaysaan Cidhibtiinii (Dib), Ruuxii U gadooma Cidhibtiisii (Gaalooba) kama Dhibo Eebe waxba, wuuna Abaal marin kuwa ku Shukriya.
Found in: Somali

Somali
... idin Tusiyey waxaad Jeceshihiin ka Dib, waxaa idinka Mid ah Ruux ... Found in: Somali

Somali
... soo Dejiyey Korkiinna Murug ka dib Aaminnimo Darteed Lulmo daboolaysa Koox ... Found in: Somali

Somali
Ee ah kuwa Ajiibay (Maqlay) Eebe iyo Rasuulka ka Dib intuu Asiibay Dhaawac kuwa Wanaag Falay oo ka mid ah oo dhawrsaday waxaa u sugnaaday Ajir wayn.
Found in: Somali
Surat An-Nisā'

Somali
... Sudus Dardaaranka iyo Daynta ka Dib, Aabayaalkiina iyo Wiilashana ma Ogidin ... Found in: Somali

Somali
... ay dardaarmeen iyo Dayn ka Dib, Haweenkuna waxay Mudan Rubuc waxaad ... aad dardaarmaysaan iyo Dayn ka Dib, hadduu yahay Ninku mid la ... la dardaarmo iyo Dayn ka Dib, isagoon Dardaaranka Cidna lagu Dhibayn ... Found in: Somali

Somali
... isaga raalli Noqoteen Qadarrida ka Dib, Eebana waa Oge Falsan.
Found in: Somali

Somali
Waxaa idinka mid ah (Munaafiqiin) Cabsin (Dib marin) hadday idinku dhaedo Musiibp (dhibaato) wuxuu dhahaa waxaa ii Niemeeyey Eebe korkayga haddaanan la joogin.
Found in: Somali

Somali
... noogu Faral yeeshay Dagaalka, maxaad Dib Noogu dhigi wayday Tan iyo ... Found in: Somali

Somali
Ruuxii Khilaafa Rassulka ka dib intuu u cadaaday Hanuunku oo Raaca Jidka Mu'miniinta midaan ahayn waxaa uga wali yeeleynaa wuxuu yeeshay waxaana galinaynaa Jahannamo iyadaana u Xun meel loo ahaado.
Found in: Somali

Somali
Waa Rasuullo Bishaarayn oo Digi si ayan Dadka Xujo ugu yeelan Eebe ka dib Rasuullada, Eebana waa Adkaade Falsan.
Found in: Somali
Surat Al-Mā'idah

Somali
... Wabiyaal Ruuxii Gaalooba intaas ka Dib oo idin Ka mid ah ... Found in: Somali

Somali
Ciddiise Toobad keenta Dulmigiisa ka Dib oo Fiienaada ILaahay wuu ka Toobad Aqbali, Eebana waa Dambi Dhaafe naxariista.
Found in: Somali

Somali
Siday kuugu Xukuntami Iyadoo agtooda yahay Tawreed oo Xukunkii Eebe ku Yaal markaasna ay ka Jeddsan intaas ka Dib Kuwaasi ma aha Mu'Muniin.
Found in: Somali

Somali
Kuwa Xaqa Rumeeyow wuxuu idinku Imtixaami Eebe wax Ugaadha ka mid ah (Waqtiga Xajka) oo Gaadhayaan Gacmihiinnu iyo waramihiinnu in Eebe Muujiyo Cidda ka cabsata isagoo kali ah, Ciddiise xad gudubta intaas ka dib wuxuu Mudan Cadaab daran.
Found in: Somali
