Qur'an | Audio | Sunnah | Salah | Mobile

Surah / Chapter


Loading...

Search Results

Results 121 - 140 of 149 for 重大消息今日花牌有挂吗-怎么开挂+微1358394.dib(0.005 seconds)

Surat Fāţir

35:45
Somali
Haddu Eebe u qaban dadka waxay kasbadeen (oo xumaan ah) kagama tageen dhulka korkiisa waxsocda, laakin wuxuu dib ugu dhigi tan iyo muddo magabaaban, marka ajashoodu (Geeridoodu) timaadana Eebe addoomadiisa wuu arkaa.
Found in: Somali

Surat Şād

38:88
Somali
Dhab ahaanna waxaad u ogaan doontaan warkiisa muddo ka dib.
Found in: Somali

Surat Ash-Shūraá

42:14
Somali
... markuu u yimid cilmigu ka dib mooyee, dulmi iyo xasad dartiis ...
Found in: Somali
42:41
Somali
Ruuxiigargaarta inta la dulmiyey ka dib kuwaas korkooda wax masaarro (jid lagumaleh).
Found in: Somali

Surat Az-Zukhruf

43:86
Somali
Mana hantaan kuway caabudeen Eebe ka sokow wax shafeeca ah hasayeeshee ciddii xaqa qirta iyagoo og (waxbay ushafeeci idanka Eebe ka dib).
Found in: Somali

Surat Al-Jāthiyah

45:5
Somali
iskhilaafka Habeenka iyo Maalinta iyo waxa Eebe ka soodajiyey Samada oo Rizqi ah oo ku nooleeyo Dhulka intuu dhintay ka dib iyo gagadoonka Dabaylaha waxaa ugu sugan aayaad ciddii wax kasi.
Found in: Somali
45:6
Somali
taasi waa aayaadka Eebe aan ku akhriyeyno korkaaga si xaq ah, ee hadalkay Eebe ka dib iyo aayaadkiisa rumayn.
Found in: Somali
45:17
Somali
waxaana siinay xujooyin ka mid ah amar, ismana khilaafin, inta cilmi u yimid ka dib mooyee, waxayna u diideen Xasad iyo Dulmi, dhexdooda ah, Eebahaana wuu kala xukumi dhexdooda Malinta Qiyaame waxay isku khilaafsanyihiin.
Found in: Somali

Surat Al-'Aĥqāf

46:30
Somali
Oo ku dhihi qoomkannow waxaan maqallay Kitaab (Quraan) la soo dajiyay (Nabi) Muuse ka dib oo rumayn Kitaabihii ka horreeyey, kuna hanuunin xaq iyo waddada toosan.
Found in: Somali

Surat Muĥammad

47:25
Somali
Kuwa riddoobay (gaalnimo ku noqday) inta xaqu iyo hanuunku u caddaaday ka dib shaydaanbaa u qurxiyay, yididiilo (been ahna) uguna yaboohay.
Found in: Somali
47:32
Somali
Kuwa gaaloobay ee Jidka Eebe ka leexiya dadka Rasuulkana khilaafa (lana collooba) inta xaqu u caddaaday ka dib waxba Eebe kama dhimayaan Camalkoodana wuu burrin.
Found in: Somali

Surat Al-Fatĥ

48:2
Somali
Si Eebe kuugu dhaafo waxaad hormarsatay iyo wixii dib maray oo gaf ah, Nicmadiisana kuugu taam yeelo, Jidka toosanna kuugu hanuuniyo,
Found in: Somali
48:15
Somali
Waxay idinku odhan kuwii dib maray markaad qaniimo aadaan si ...
Found in: Somali
48:16
Somali
Waxaad ku dhahdaa Nabiyow kuwa dib maray ee Ree baadiyaha ah ...
Found in: Somali
48:27
Somali
... gaabin (Xajka iyo Cumrada ka dib) iyagoon cidna ka cabsanaynin, wuxuuna ...
Found in: Somali

Surat Al-Ĥadīd

57:10
Somali
... kuwii bixiyay oo dagaalamay ka dib, dhammaantoodna Eebe wuxuu u yaboohay ...
Found in: Somali
57:17
Somali
Ogaada in Eebe nooleeyo Dhulka dhimasho ka dib, wuuna idiin caddeeyay Aayaadka si aad wax u kastaan.
Found in: Somali

Surat Al-Ĥashr

59:10
Somali
Kuwa imaan Asxaabta Nabiga ka dib waxay Eebe weydiisan inuu u dambi dhaafo iyaga iyo Walaalahooda iimaanka uga hormaray uusan qalbigoodana xiqdi yeelin kuwa rumeeyey Eebena waa naxariis badane.
Found in: Somali

Surat Al-Mumtaĥanah

60:11
Somali
Hadday u tagaan kuwa Haweenkiina ka mid ah Gaalada (Gaaloobaan) markaas ka dib la qaniimaysto hala siiyo kuwii Haweenkoodu tageen waxay ku masruufeen oo kale, Ilaaha aad rumaysantihiinna ka dhawrsada.
Found in: Somali

Surat Aş-Şaf

61:14
Somali
... annagaa ah gargaarayaashii Eebe, ka dib ay xaqa rumaysay koox Banii ...
Found in: Somali
Loading...