Qur'an | Audio | Sunnah | Salah | Mobile

Surah / Chapter


Loading...

Search Results

Results 1 - 20 of 149 for 重大消息今日花牌有挂吗-怎么开挂+微1358394.dib(0.008 seconds)

Surat Al-Baqarah

2:27
Somali
ee ah kuwa buriya ballanka Eebe intay adkeeyeen ka dib, oo gooya wuxuu faray Eebe in la xidhiidhiyo oo fasaadiya Dhulka kuwaasu waa kuwa khasaaray.
Found in: Somali
2:52
Somali
markaas aan idin saamaxnay arrintaas ka dib si aad u mahdisaan.
Found in: Somali
2:56
Somali
markaasaan idin soo bixinay geeridiinii ka dib si aad u mahadisaan.
Found in: Somali
2:64
Somali
markaasaad jeedsateen intaas ka dib, hadduusan jirin fadliga Eebe ee korkiina iyo naxariistiisa waxaad ahaan lahaydeen kuwa Khasaaray.
Found in: Somali
2:74
Somali
markaasay ingagtay Quluubtiinu intaas ka dib, waxayna la mid tahay Dhagax, ama waa ka darantahay ingeega, Dhagaxyada waxaa ka mid ah kuway ka burqadaan wabiyaal, waxaana ka mid ah kuwo dildillaaca oo ka soo.
Found in: Somali
2:106
Somali
waxaan tirro oo aayad ah ama aan dib u dhigno waxaan keenaynaa mid ka khayrbadan ama la mid ah, miyaadan ogayn in Eebe wax kastoos (doono) uu karo.
Found in: Somali
2:109
Somali
... ) inay idiin eeliyaan iimaankiina ka dib Gaalo, Xasad naftooda ka yimid ... , intuu xaqu u eaddaaday ka dib, ee iska eafiya iskana saamaxa ...
Found in: Somali
2:120
Somali
Kaama raalli noqdaan Yuhuud iyo Nasaara intaad ka raaedo Diintooda, waxaad dhahdaa hanuunka Eebaa hanuun ah, haddaad raaedo hawadooda intuu kuu yimid cilmi ka dib, kama heshid xagga Eebe sokeeye iyo Gargaare (midna).
Found in: Somali
2:143
Somali
... ruuxa Rasuulka raaca iyo kan dib u noqon (Gaaloobi) mooyee waana ...
Found in: Somali
2:164
Somali
... nooleeyay Dhulka intuu dhintay ka dib, kuna fidiyay Dhulka Daabad kasta ...
Found in: Somali
2:178
Somali
... naxariis, ruuxiise xadgudba intaas ka dib wuxuu mudan Cadaab daran.
Found in: Somali
2:181
Somali
ruuxiise badala dardaaranka intuu maqlay ka dib dambigu wuxuu saaranyahay uun kuwa wax badala, Eebana waa maqle og.
Found in: Somali
2:229
Somali
... waa labo jeer, intaas ka dib ama waa hayshaho fiican, ama ...
Found in: Somali
2:246
Somali
... Bani Israa'iil Muuse ka dib markay ku dheheen Nabigoodii Noo ...
Found in: Somali

Surat 'Āli `Imrān

3:8
Somali
Eebow ha iilin Quluubtannada intaad hanuunisay ka dib. nagana sii agtaada Naxariis, adiga unbaa bixinbadane ehc.
Found in: Somali
3:61
Somali
ee ruuxii kugula dooda intuu kuu yimid Cilmi ka dib waxaad dhahdaa kaalaya aan u yeedhno Caruurtannada iyo Caruurtiinna iyo Naftanaada iyo Naftiinna markaas aan baryootanno oon laeanadda Eebe kor yeello Beenaalayaasha.
Found in: Somali
3:80
Somali
Idinmana farayo Eebe inaad ka yeelataan Malaa'igta iyo Nabiyada Eebayaal, ma wuxuu idin fari Gaalnimo intaad Muslim noqoteen ka dib.
Found in: Somali
3:82
Somali
Ruuxiise jeedsada intaas ka dib kuwaasi waa kuwo Faasiqiin ah.
Found in: Somali
3:86
Somali
Sidee u Hanuunin Eebe Qoom Gaaloobay rumayn ka dib, oo qiray in Rasuulku Xaq yahay una Yimaadeen Xujooyin, Eebana ma hanuuniyo Qoom Daalimiin ah.
Found in: Somali
3:89
Somali
Kuwa Toobad keena intaas ka dib mooyee oo wanaajiya Eebana waa dambi dhaafe Naxariista.
Found in: Somali
Loading...